Madax xanuunku wuxuu yeelan karaa sababo badan, kuwaas oo ay ka mid yihiin:
1. Daal iyo Walwal – Stress iyo daalka badan waxay keeni karaan madax xanuun.
2. Hurdo La’aan – Hurdo aan ku filnayn ama hurdo xumo waxay sababi kartaa madax xanuun.
3. Cunto La’aan ama Oon – Gaajo iyo biyo yari waxay sababi karaan madax xanuun.
4. Cadaadiska Dhiigga – Dhiig karka ama dhiig yari waxay noqon karaan sababaha madax xanuunka.
5. Infekshan ama Hargab – Hargabka, sinus infection, ama xanuunada kale ee infekshanka la xiriira waxay keeni karaan madax xanuun.
0 Comments